07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Horjooge Siciid Deni oo jabiyay sharciga Butlaan kana baxay golaha

Maanta ayaa la furey kalfadhigii golaha Butlaan halkaas oo xildhibaanada fursad u heleen inay su’aalo ka weydiiyaan horjooge  Siciid Deni oo aad ugu mashquuley inuu Butlaan cidlo taago.

Xildhibaano Ka hadlay Ka bixintaanka uu Ka baxay golaha ayaa sheegay inayna biyo u kabanayn inay xilka ka tuuraan.






C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS