Maanta ayaa la furey kalfadhigii golaha Butlaan halkaas oo xildhibaanada fursad u heleen inay su’aalo ka weydiiyaan horjooge Siciid Deni oo aad ugu mashquuley inuu Butlaan cidlo taago.
Xildhibaano Ka hadlay Ka bixintaanka uu Ka baxay golaha ayaa sheegay inayna biyo u kabanayn inay xilka ka tuuraan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS