X

Tacadiga Muuse Biixi kula kacay xoriyada oo sare u kacday

Maamulka Somaliland ee horjooge Muuse Biixi ayaa kordhiyay taxadiyada uu ku hayo xoriyada shacabka iyo tan saxaafada. Waxa dhawaan jirdil xun loo gaystey weriyeyaal Ka tirsan saxaafada mid Ka mida oo Ka soo baxda Hargeysa.


Markii la soo damiintey ayay sheegeen in haddana hanjabaad loo soo direy uu dhibane Ka yahay Isla Muuse Biixi kadibna ay la soo baxsadeen lafahooda sidaana Ku tageen caasimadda dalka.


Hay’adaha xuquuqda u dooda ayaa dhowr warbixin Ka qorey sidey uga walaacsan yihiin xoriyada hadalka oo gebi ahaanba burburtey intii Muuse Biixi loo dhiibey maamulka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.