Xeer ilaaliyaha horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa soo saaray magacyada 14 qof oo Somali ah oo u shaqeeya hay’adaha Qaramada midoobay oo uu ku eedeeyay inay diidaan inay bixiyaan cashuur sida uu sheegtay.
Shaqaalahan oo uu magacyadooda faafiyay horjooge Siciid Deni ayu u qabtey mudo 14 cisho ah inay ku bixiyaan cashuurta haddii kale laga joojin doono shaqada lagana saari doono gobolka sida u ku hanjabay.
Haddaba waxa taas kaaga daran inuu soo bandhigey magacyada shaqaalahan kuna soo qorey sidan hoos ku qoran:-
1: Saciid Cali Cabdullaahi oo u shaqeeya Hay’adda UNDP
2: Maxamed Cali Faarax oo u Shaqeeya UNDP
3: Xaawo Cumar Maxamuud oo u Shaqeeysa UNDP
4: Cabdixakiin Cabdullaahi Nuux u Shaqeeya WFP.
5: Saciid Abshir Yuusuf oo u Shaqeysa FAO.
6: Cabdullaahi Warsame Maxamed oo u Shaqeeysa RCO
7: Maxamed kuluc Faarax oo u Shaqeeya Hay’adda WHO
8: Cabdixakiin Barre Nuur oo u Shaqeeya WHO
9: Cabdinuur Cismaan Maxamed oo u Shaqeeya WHO.
10: Cabduqaadir Saciid Cabdiraxmaan oo u Shaqeeya WHO.
11: Axmed Maxamed Nuux oo u Shaqeeya WHO.
12: Cismaan Cabdinuur Cumar oo u Shaqeeya WFP.
13: Maxamed Xasan Cusmaan oo u Shaqeeya Hay’adda FAO.
14: Samiiro Xasan Cismaan oo u Shaqeeysa UNFPA
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS