Horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa ugu dambeyn shaqada ka eryay rag ka tirsan booliiskiisa oo magaalada Qardho ka sameeyay anshax xumo tii igu xumeyd kadib dhalinyaro dalkooda ku cawaynaya oo ay muuqaal Ka duubeen.
Muuqaalka ay duubeen ayay kadib Ku faafiyeen baraha bulshada. Dhalinta muuqaalka laga duubey oo aan wax dembi gelin ayay ugu dareen inay jeelka u taxaabaan. Anshax xumada booliiska aan aqoonta badan lahayn ayaa aad looga carooday.
“Horjooge Siciid Deni wuu is daba qabtey ugu dambeyn mar hadduu iska fogeeyay ficilkaa foosha xun ayadoo hore aan u daawanay bulshada Butlaan oo ka barayo dhaqamada sanam caabudka ayuu yiri Cali Calasow.
Waxay cashar u noqonaysaa kuwa kale in qof dalkooda jooga kuna cawaynaya aan dhib loo gaysan ayuu yiri taliyaha booliiska ee horjooge Siciid Deni.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay