X

Horjooge Siciid Deni wuxuu diidey in xuquuq tii ugu yarayd laga helo: Dhoobo daareed

Gidoomiyihii golaha barlamaanka maamulka Butlaan C/xakiin Dhoobo daareed ee Siciid Deni sida xun uga tuurey booska ayaa sheegay in horjooge Siciid Deni uu xataa quuri waayay inuu ogolaado xuquuqda dastuurku siiyay ku xigeenkiisa.


Axmed Karaash waa saxan yahay wuxuuna Ku taagan yahay wadada saxda ah. Siyaasiyiinta Dhulbahante iyo kuwa Warsangeli ayaan waxba ka ahayn maamulka Butlaan ee sheegta deegaanadooda balaaran, tana waa laftii ugu dambeysay ee loo soo tuurey ayuu yiri Cali Calasow


Wuxuu weerar ku hayaa dadkii ugu dhawaa ee la shaqayn lahaa sida ku xigeenkiisa iyo gudoonka barlamaanka, hadday sidan ku socoto Butlaan ma sii jirayso ayuu yiri Dhoobo daareed.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.