Horjoogaha mamulka Hirshabeele ee magac u yaalka ah ayaa la sheegay inuu joojiyay banaanbax lagu taageeraayay dawlada dhexe oo ka dhici lahaa magaalada Beledweyne.
Lama garanayo sababta loo joojiyay banaanbaxyada, waxase gudoomiyaha gobolku sheegay in ay jiraan baabuur ku dhex jirta magaalada oo wada qaraxyo iyo ayadoo aysan hayan fasax.
Si kastaba ha ahaatee diidmada ayaa ku soo beegmaysa xilli horjooge Waare uu taageeray qas uu Maraykanku wado oo ku saabsan doorahada dalka ka dhacaysa.
Si kastaba ha ahaatee waxa la kala ogaan doonaa in horjooge Waare oo ka badbaaday xil ka qaadis muddo badan uu hadda la soo baxay dhabar jabin uu ku sameeyo dawlada dhexe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS