X

Hubkii markabka saarnaa waan dejisanayn waxase nala soo xiriirtey dawlada Suudaan: Cali Warancade+MUUQAAL

Berbera–Cali Warancade oo ah wasiirka Siilaanyo ee arimaha gudaha ayaa sheegay in hubka saaran markabkan ay wargeliyeen kooxda ilaalada cunaqabataynta ee Somaliya hadana aan fariin ka helnay dawlada Suudaan oo dabcan u soo marisay dawlada Somaliya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.