X

Xaglatoosiye oo furay qaybta xanaanada hooyada iyo dhalaanka ee isbitaalka guud ee Boorama+MUUQAAL

Boorama–Wasiirka Siilaanyo u qaabilsan caafimaadka Xaglatoosiye oo furay xarunta xanaanaynta hooyada iyo dhalaanka xilliyada uurka iyo dhalmada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.