X

Ictiraaf ma jiro kun jeer ayaan idiin sheegnay: Siyaasi Cali Faarax

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo ka hadlay socdaalkii Muuse Handaraab uu ku tagay Maraykanka ee ay u yeerteen NGO ka tirsan Maraykanka ayaa wejigabax xun kala soo kulmay kulan loo qabanqaabiyay oo xitaa la fahmi waayay. Horaan idiinku sheegnay ictiraaf majiro hadaad indhah dhiig ka keentaan ayuu yiri siyasi Cali Faarax Cabdullaahi.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.