X

Ictiraaf uma hayno xisbiyada beesha dhexe ee heshiiyay: ra’yiga reer Awdal

Dhawaan ayay ahayd markii xisbiyada beesha dhexe ay sheegeen inay ka heshiiyeen xilliga doorashada, taas oo aan waxba laga soo qaadin cabashada reer Awdal ee wax wada lahaanshada. Sidii beesha dhexe maamul loogu dhisay Boorama, waxay ku shubteen wax kasta oo soo gala maamulka.


Gobolka Awdal ayaa shaqooyinka jira waxa boqolkiiba 90 haysta beesha dhexe haday xitaa noqoto badhasaabka.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.