X

Iiraan oo booliiska aduunka u gudbisay dacwada soo qabashada xagjir Taram

Qareenka Iiraan ayaa dalbadey in xagjir Taram ay soo qabtaan booliiska aduunka ee loo soo gaabiyo Interpol, iyagoo ku eedeeyay inuu amrey dilka sarkaalkii Iiraan ee sirdoonka.


Dacwada soo qabashada ayaa loo gudbiyay booliiska aduunka, iyadoo xilka Taram u hadhay uu yahay muddo aan ka badneyn laba usbuuc. Xagjir Taram ayaa sheegay inaanu cabsi ka qabin dacwada la gudbiyay.

Booliiska aduunka ayaan awood u lahayn inay soo qabtaan madaxweynaha Maraykanka oo xataa markuu xilka ka dego ay ilaaliyaan ilaalo ku filan.


Waxayse tani ka dhigantahay inay sameeyeen intii ay samayn karaan ayuu yiri Xuseen Warsame aduunkana tusaya in kalidii taliyahanada caalamka dacwad laga gudbin karo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.