X

Kalkaaliso qaadatey talaalka hargabka Karoona oo geeriyootay dalkaasi Boortuqaal

Dalkaasi Bortuqaal ayaa sheegay inay baarayaan kalkaaliso caafimaad oo geeriyootay maalmo kadib markii ay qaadatey talaalka hargabka Karoona oo weliba ku faantey inay qaadatey ayadoo soo dhiogtey barteeda faysbuug.


Ehelada kalkaalisada ayaa sheegtay iany caafimaad buuxa qabtey oo ayna jirin habayaraatee wax xanuuna oo hayay. AAbaha dhalay kalkaasida ayaa dalbadey in si degdega jawaab loo siiyo.

Waxa la filayaa maanta oo salaasa ah in jidhkeeda la baaro. Sidoo kale dalkaasi Noorway ayaa laga soo sheegayaa in dad waaweyn ay dhinteen maalmo kadib markii ay qaateen talaalka.


Dadkan atyaa ka siman talaalka la siiyay oo ah midka ay samayso shirkada Maraykanka laga leeyahay ee Faaysa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.