Iiraan ayaa Jimcihii u dareertay doorashada madaxweynaha oo lagu reebay rag hore madaxweyne uga soo ahaa dalkaasi sida Axmedinajad oo isagu sheegay in siyaasad lagu reebay.
Madaxweynaha cusub ee Iiraan dooratey ayaa hadda haya jagada cadaalada ee dalkaasi waxaanu ku jiraa liisto Maraykanku iska qortey oo xanibaad iyo cunaqatayn uu ku saaray.
Doorashada madaxweynaha cusub oo ragii la tartamaayay markiiba u hambalyeeyeen ayaa waxay dhabarjab ku tahay Maraykanka oo diidey inuu la shaqeeyo nin ogol iyaga.
Hogaamiyaha Iiraan Cali Khamanee ayaa isagu sheegay in reer Iiraan codeyeen ayna iyagu iska leeyihiin codkaas. Madaxweyne Ibraahim Raiisi ayaa sheegay inuu la dagaalami doono musuqa iyo sixir bararka
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay