Iiraan ayaa hawadeeda u diidey boqor Bulgari ah iyo RW Bulgariya oo rabay inay dulmaraan hawada Iiraan. Safiirka Iiraan u fadhiya Bulgariya ayaa loo yeeray si uu jawaab uga bixiyo.
Raiisa wasaare Ekaterina Zaharieva ayaa sheegay in talaabadan aan la aqbali Karin. Iiraan ayaa markii hore siisay oogolaansho markii dambana kala noqotey.
Diyaarada RW Ekaterina Zaharieva ayaa lagu qasbay inay isticmaalaan hawada Ciraaq halkaana ka soo galay Sucuudi Careebiya markii dambe.
Iraan ayay waxa colaad ku haya Maraykanka iyo kuwa ku xiran ee reer Yurub.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay