Iiraan ayaa Maraykanka u sheegtay in gantaalaheedu gaarayaan haddii ay dhaqaaq ku soo sameeyaan xadka dalka iyo biyihiisa iyo hawadiisa. Iiraan ayaa Ruushka ka iibsatey gantaalaha S-300 taas oo cabsi gelisay Yuhuuda iyo Maraykanka.
Hogaamiyaha ciidanka sida xooga u tababaran ee difaaca qaranka Iiraan ayaa ka hadlaayay weerar laga yaabo in Marakanku isku dayo inuu ku soo qaado asagoo dabada ku wata Sucuudiga iyo Imaaraadka.
Digniinta Iiraan ayaa Maraykanku hore u ogaa mana aha waxay isku dayayaan inay ku dhaqaaqaan ayuu yiri siyaasi la socda tayada Maraykanka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay