Maraykanka iyo Sucuudiga ayaa ka qayliyay taangi casri ah oo Iiraan samaysatay xilli ay rabaan in ay khadka ka saaraan una arka in ay khatar ku tahay Yuhuuda iyo qoyska dilaaga ah ee Sucuudiga.
Iiraan ayaa taangigan casriga soo saartey wuxuuna cabsi ku beeray Maraykanka iyo xulafadiisa. Iiraan ayaa sidoo kale tijaabisay gantaalo argagax ku ridey Maraykanka iyo Sucuudiga oo ka iibsada hubka Yuhuuda iyo Maraykanka.
Iiraan ayaa rabta in ay dhinac walba isku filaansho ka gaarto iyadoo ay u saamaxayso khibrada ay leedahay iyo aqoonta ay ka gaareen tiknoojiyada casriga ah.
Taangigan ayaa ridi kara ilaa lix xabo oo darandooriya wuxuu waliba leeyahay qaybta gantaalada oo ah tan ay ka qayliyeen. Taangiyada Maraykanku ka iibsho Sucuudiga ee uu ku weeraro masaakiinta Yaman ayaa Maraykanku ka siiyaa malaayiijn doolar mana lahaqaybta gantaalada.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay