Boorama–Maayerka degmada Boorama ayaa ku tilmaamay miisaaniyada dib u dhacday ISWAA WAA iyo isagoo dibedda ku maqnaa. Golaha deegaanka Boorama ayaa lagu tiriyaa kan ugu liita golayaasha deegaanada Woqooyiga iyagoo masaakiintii u shaqaynayay xataa ay yihiin bilaa mishaharo sadex bilood ayaa maanta kalfadhiga dib u furtey. Golaha ayaa fashilmey kuna fashilmey waxyaabihii aasaaska ahaa ee dadku ay ka filayeen.
Maxamed Yuusuf, nagala soo xiriir araabimedia@gmail.com
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay