X

Ila qosol misaaniyada degmada dib ayay u dhacday iswaa waa iyo anigoo maqnaa: maayerka Boorama+MUUQAAL

Boorama–Maayerka degmada Boorama ayaa ku tilmaamay miisaaniyada dib u dhacday ISWAA WAA iyo isagoo dibedda ku maqnaa. Golaha deegaanka Boorama ayaa lagu tiriyaa kan ugu liita golayaasha deegaanada Woqooyiga iyagoo masaakiintii u shaqaynayay xataa ay yihiin bilaa mishaharo sadex bilood ayaa maanta kalfadhiga dib u furtey. Golaha ayaa fashilmey kuna fashilmey waxyaabihii aasaaska ahaa ee dadku ay ka filayeen.

Maxamed Yuusuf, nagala soo xiriir araabimedia@gmail.com

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.