X

Saleebaan Gaal oo wax laga waydiiyay inta uu u kordhinayo inadeerkii Siilaanyo oo hawlgaba+MUUQAAL

Hargeysa–Gudoomiyaha guurtida ee Somaliland ee fadhiga ku cuna xoolaha laga soo ururiyo caanalayda ayaa wax laga waydiiyay inta uu u kordhinayo inadeerkii Siilaanyo oo hawlgaba oo xilligiisii kaga egyahay bisha Juun.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.