23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ilaa boqol haweena oo laga badbaadiyay xaalada isku furanka oo haween danyara ku dhacday

Ilaa boqol haweena oo la ildarnaa xaalada isku furanka ayaa lagu daaweeyay magaalada Muqdisho. Xaalada Iskufuranka ayaa bilaa lacag lagu daaweeyay haween badan oo ku nool Woqooyiga Somaliya siiba magaalada halka kuwan loo dalbadey dhaqaatiir kla timi Suudaan iyo Imaaraadka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM