Argagixisada Daacish ayaa ku dishay caasimada Turkiga ee Ankara ilaa boqol qof oo u badan Kurdiyiin u soo baxay banaanbax nabadgalyo. Argagixisada ayaa ku faraxda dhimashada faraha badan. Laba qarax oo is xigxiga ayaa lagu xasuuqay dadkan kadib markii ay isugu soo baxeen goobta tareenadu maraan o ku taal bartamaha magaalada. Raiisal wasaaraha Turkiga ayaa ku dhawaaqay sadex maalmood oo baroordiiq ah.
Telefishanada ayaa laga daawaday dhiig iyo dad farabadan oo daadsan goobta. Masuuliyiinta Turkida oo taageero Daacish ayaa shegay in ay ahayd laba naftood halige oo ku dhex dhuuntey dadka.
Kurdiyinta ayaa isugu soo baxay iyagoo shegaya in Turkigu joojiyo dagaalka uu ku hayo Kurdiyiinta waxase loogu abaalguday in dhiigooda la daadiyo. Masuuliyiinta Turkiga ayaaku farxaya weerarkan argagixisadu ku dishay boqolaalka qof.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay