X

Ilaalada C/raxman Saylici oo rasaas kaga jawaabay dad jaarkiisa ah oo cawday

Ilaalada C/raxmaan Saylici ee guriga uu Hargeysa ka degan yahay ayaa rasaas kaga jawaabay dad jaarkiisa ah oo cawday. Dadka oo saxaafada la hadley ayaa sheegay in rasaas loogu jawaabay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=QD-Zm3PIFLw[/embedyt]



Maxamed Yuusduf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.