Waxaa goordhaweyd warbaahinta gudaha buuhoodle kula hadlay yaryar kamid ah kuwii ilaalada uhaa horgale xaglo toosiye Cali maxamed duhaar axmed kaar oo ah taliyihii maleeshiyaadka ilaalada xaglo waxaa uu yidhi markuu la hadlaayay warbaahinta
”anigu waan isasoo dhiibay dadkayga ayaan isku soo dhiibay arrinta igu kaliftayna waxaa kamid ah in shirkii oog ee siilaanyo iyo xaglo ku kulmen uu xaglo la qaatay siilaanyo in weerar lagu qaado buuhoodle Taasi wey noo cuntami weyday saas ayaana igu qasabtay in aan isaga baxo arrimaha xaglo iyo dabinka u maleegan buuhoodle waxaana leeyahay war hooy reer buuhodlow ninkan ka tashada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay