X

Xildhibaan C/kariin Adan Kibaar oo sheegay in xadka Awdal iyo Jabuuti u xidhan yahay badhasaabka Salal oo jabuuti fadhiya+MUUQAAL

Saylac–Xildhibaan C/kariin Adam Kibaar oo ka tirsan xildhibaanada Saylac ayaa sheegay in xadka Awdal iyo Jabuuti u xidhan yahay badhasaabka Ciise ee Siilaanyo u magacaabay Saylac. Xildhibaanka ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada guud ee magaalada Saylac oo ku jirta xaalad adag. Badhasaabka Saylac ayaa inta badan ku maqan Jabuuti.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.