Muqdisho–Xildhibaan Yuusuf Dirir ayaa shalay lagu aasay Muqdisho isagoo aaskiisa ay ka qaybgaleen xildhibaanada barlamaanka iyo gudoomiye ku xigeenka barlamaanka iyo waliba gudoomiyaha maxkamadaha. Ehelada beeshiisa HabarYoonis (ISAAQ) ayaa aaska dushiisa ku hanjabay hadaan la soo qaban ragi dilay in ay cidkale u maqnaan doonto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay