X

Ilhaan Cumar oo ka hadashay guushii ay ku dirtey musharax Yuhuudu wadatey

FILE - In this Jan. 31, 2020, file photo, Rep. Ilhan Omar, D-Minn., participates in a panel during a campaign event for Democratic presidential candidate Sen. Bernie Sanders in Clive, Iowa. Omar on Monday, June 15, announced the death of her father due to complications from COVID-19. In a statement, Omar said Nur Omar Mohamed died Monday. She gave no additional information. (AP Photo/Marcio Jose Sanchez, File)

Ilhaan Cumar oo ka so baxda xaafada shanaad ee gobolka Somalidu ku badan tahay ee Miniyabolis ayaa si fudud u garaacday musharax madow oo hore aan siyaasada u gelin laakiin ay Yuhuudu si xun ugu hureen lacag.


Ilhan Cumar oo dhowr mar uu weeraray xagjir Taram ayaa casar hore dirtey madowgan Yuhudu wadatay. Dadka cadaanka ee degan xaafada ayaa ugu shubey si aada.

Ilhaan oo ka hadashay guusha ayaa tiri “Gudaha Minnesota, mar kasta waxaan ognahay in dadka is abaabulay ay ka adkaanayaan lacagta la abaabulay. Caawana, dhaqdhaqaaqeennu guul kaliya ma uusan soo hoynin. Waxaan kasbanay maamul isbaddal keenaya. Iyadoo ay jireen dadaallo ay dad gobolka ka baxsan ugu jireen inay guul darro nagu dhacdo, mar kale ayaan taariikh dhignay. Iyadoo ay jireen weerarro nagu socday, taageeradeennu wey sii korodhay”.


Xagjir Taram ayaa niyadjab weyn ka qaaday guusha Ilhaan. Waxa kale oo goobta lacagtii ugu badneyd kaga khasaartey Yuhuudu aan gobolka deganayn laakiin shubtey malaayiinta.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.