X

Imaaraadka oo aan qarin faro-gelintiisa qaawan

Horjooge Muuse Biixi ayaa magaalada Hargeysa kula kulmey waxa ay ku sheegeen wakiil cusub oo Imaaraadku u soo magacaabay magaalada Hargeysa ula jeedadu tahay inuu Hargeysa ka dhigto xarun uu uga duulo dalka intiisa kale.


Wuxuu caadi u qasayaa doorashada dalka oo ilaa hadda ay lugaha haysataan. “Waxa iyaga faaiido ugu jirtaa in dalku bilaa doorasho ahaado waayo qaska ayay faaiido ugu jirtaa ayuu yiri Xuseen Warsame.

Imaaraadka ayaa raba inuu Berbera ka dhigto goob uu uga duulo dalka faqiirka ah ee Yaman inkastoo rajadaas burburtey markii labada wahaabi ee Sacuudiga iyo Iyagu ku fashilmeen dagaalka guuldarana soo gaartey.


“Waxase loo yaabaa haddii madaxweynaha hadda talada haya soo noqdo waxana la filayaa inay bixin doonaan lacagta ugu badan si aanu u soo noqon oo yimaad u caada qaate u sujuuda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.