X

Imaaraadka oo shixnad laga shikiyay ka dejiyay Butlaan

Wahaabiyada Imaaraadka ee ku talojirta in Somaliya lahaanin dawlad adag oo dhisanta ayaa markale gargaar siyaasadeysan ka dejisay Butlaan. Doorkan ilaa hadda kama dejin Hargeysa mid kaasi la mida.


Gargaarkii Muqdisho ay ka dejisay ayaa ahaa mid istusa oo lagu qasaaray. Waxase la sugaa in ay markale soo dirto gargaar caafimaad xilli dalkeeda uu ku sii faafayo cudurka Kooro.

”Gargaarna kama rabno ee haddaan sharta lacagta ay wadato ka nabadhelno yyaan raali ku nahay ayuu yiri Cali Calasow oo Muqdisho jooga.


Adeer doorkan sheybaadh ayay keentay la aaminsan yahay in lacagta ay bixisay hay’adda caafimaadka adduunka kadibna la soo saaray diyaaradan iyo kuwo kale oo ka yimi Imaaraadka ayuu yiri masuul jooga garoonka Boosaaso. Alaab kalana way sidaa aanu garanayn.


Dawlada Carabta qaasatan wahabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa qas ka wada Yaman iyo Somaliya inkastoo hadda ay ku kala tageen Yaman oo Imaaraadka la go’ayo Cadan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.