X

Suma wala (Sheekh Shariif) oo hadda afhayeen u noqdey Kiiniya

Siyaasiga fashilmey ee Summa wala(Sheekh Shariif) oo sheegay inuu dawlada Xamar ka saarayo aya hadda isku bedelay afhayeen u hadla Kiiniya. Qoraal uu soo dhigey ayuu ku sheegay in dawlada laga rabo inay cadayso ciidanka jooga Bardaale.


Wuxuu ilaaway in uu weydiiyo saaxiibkii fadhioid Xasan Sheekh xilliga kuwa Kiiniya yimaadeen iyo kuwa Itoobiya iyo inta ay ahaayeen. Summa wala (Sheekh Shariif) ayaa sidan oo kale u difaacay Kiiniya.

ā€¯Waxaad is weydiin kartaa yuu fadhiid Summa wala (Sheekh Shariif) la jiraa yuuse la jiraa, yuuse taageero kaga helayaa, maadaama ay hadda cadahay inuu toos ula Jiro cadowga dalka ayuu yiri Cali Calasow.


Si kastaba ha ahaatee waxa nasiib daro noqotey in markii la helay dawlad wada socota iyo nidaam cidanoo dhismaya in cadowgu adeegsado si kasta oo ay taasi ku burburiyaan ayuu raaciyay Cali Calasow.

Inkastoo uu aaday dalkaasi Ingiriiska haddana wax u kordhey nidaam dawladnimo iyo maamulkeeda ma jirto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.