10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Imaaraadka oo Muuse Biixi diyaarad kaga qaaday Hargeysa

Madaxa Somaliland Muuse Biixi ayaa Imaaraadku diyaarad kaga qaaday Hargeysa markii labaad inta Muuse Biixi bedelay Siilaanyo. Lsma sheegin waxa Imaaraadku si khaasa ugu yeerteen waxase warar sheegayaan in Muuse Biixi la,wargelinayo arimaha geeska iyo halja,ay eax marayaan.



Imaaraadka ayaa ka mida dawadaha ku naaxay lacagta saliida ee kibir awgeed gees maray dawlada Somaliya ee safiirkoodu u joogo Muqdisho kadibna raba inay furtaan madaar ay uga duulaan Yaman, noqona doona mid xulafada Yuhuudu ku jirto ah ay usticmaalaan.

Muuse Biuxi ayaa dhinaciisa dalbanaya in aan loogu roonaan sida maamulkii Siilaanyo oo xertiisii daaro ka dhisteen xaqal jeeb aad u balaadhan oo boqolaal kun oo doolar gaaraya.



“Welli wax faahfaahina kama haysto ayaa lags soo xigtey masuul ka tirsan maamulkiisa heshiiska saldhiga milateri iyo weliba kan dekedda oo labaduba xaqal jeeb ahaan aan dadka reer Somaliland waxba laga ogeysiin. Wuxuu soo arkayaa waxa heshiiskaasi yahay usagaana dalbadey ayuu masuulkani sheegay diidey in magaciisa la sheego.

Ha inoo dhisee daaya koley inaga ayaa u harayna ayuu yiri Cabdillaahi Xaashi oo Hargeysa joofa wuxuna raaciyay Somalida cadowgeeda waa u muuqda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS