Waxa hore been loogu sheegay golaha maamulka Somaliland oo dadka fadhiyaa ayna qayb ka ahayn waxa maamulka ka socda oo ay ku jiraan boos xajis. Imaaraadka oo qasbey in golaha maamulka Somaliland beri isku yimaadaan
Golahan ayaan lagu aqoon gole wax ka socdaan haddii la furana loo furto marka dan laga fushanayo, waxase muuqata in lacag ay bixiyeen Imaaraadku lagu furayo berri.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=V0MmcJmaGIY[/embedyt]
Mxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay