November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Imaaraadka oo saxiixay balaadhinta dekedda Berbera ee Yaman looga duulayo

Carabta Imaaraadka ayaa saxiixay balaadhinta dekedda Berbera ee Yaman looga duulayo. Kulan Berbera ka dhacay oo waxa la soo dhibey madaxweynihii fashilmey ee Siilaanyo.

Imaaraadka ayaa soo geliya hub qarsoodiya Somaliland si maamulku ugu duulo dadka diidan mamulkooda iyo Somalida kale.

Carabka maamula shirkada DP World oo si kibirsan ula hadley Somalida ayaa saxiixay heshiiska.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3i515BbTpxg[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS