X

Imaaraadka oo soo saaray sharci shariicada raacsan oo lagu ilaalinayo caruurta

Dawlada Imaaraadka ayaa soo saartey sharci shariicada raacsan oo lagu ilaalinayo xuquuqda caruurta markii ugu horeysay oo ay ku jiraan qodobo la xiriira sidii loo heli lahaa in caruurtu helaan koriinka wanaagsan ee ay u baahan yihiin diiniyan iyo waxbarashada ay xaqa u leeyihiin.

Imaaraadka ayaa noqdey wadankii u horeeyay ee wadamada khaliijka ee qaada talaabo noocana oo ay ku ilaalinayaan caruurtooda iyo kuwa dadka la nool ee u shaqeeya. Sharcigan ayaa waxa ku jira in caruurta ay xaq u leeyihiin in la siiyo sharciga deganaanshaha lamase garan karo in taasi ku jirto caruurta ajaanibtu dhashay sida ku taal warbixinta hoose.

Qodobada hoos ku qoran waxa ku jira meelaha aan la ogolayn waxana ku jira 1- in caruurta aan la dilin, 2- in aan dhabta lagu qaban xilliga gawaadhida la wado 3-in aan la saarin kursiga hore ee gaariga 4-in aan loogu yeerin magacaan wax u dhimaya maskaxiyan 5-In la sameeyo lambaro lagu taageero caruurta.

Sharcigan ayaa hirgalay maanta oo Arbaca ah. Imaaraadka ayaa u muuqda in cadaadis lagu saaray in uu hirgeliyo sharci dejisan oo hadda lagula xisaabtami doono waalidka. Sharcigan ayaa xooga saaraya in dhaawac loo gaysto ilmaha.

Dhawaan ayay ahayd markii ilmo yar uu aabaheed ka qadiyay cuntada kadfibna ay dhibaato xoogleh soo gaartey. Dawlada ayaa sheegtay in ayna u socon in dadka ilmahooda ka qaado balse ay tahay ilaalin oo kaliya.

Hoos ka akhriso iyadoo af-Ingiriisa.

“This child protection law actually protects the child on the one hand and at the same time educates society. Let’s look at this as helping society, not as punishing somebody or hurting somebody.”

Acts that are allowed and not allowed

1) HITTING A CHILD:

The law prohibits parents or custodians from excessively disciplining a child. Hitting a child in the face, for example, is prohibited. Beating a child resulting in marks or injuries is not allowed. Any form of discipline is intended to teach the child about his wrongdoing and to correct it, not to harm him.

2) LEAVING A CHILD ALONE IN THE HOUSE:

Leaving a child alone in the house is not allowed. Many child high-rise deaths are due to a consistent pattern of parents leaving their sleeping children alone at home.

3) CHILD SEAT/SITTING IN FRONT:

Under the law, putting children in harm’s way, including allowing them to sit in the front seat or jump up and down inside a moving car, is considered negligence.

4) SHOUTING / CALLING HIM NAMES:

Calling a child names affects a child psychologically. The Child Protection Law mandates that the dignity of the child should be protected. Reprimanding a child in a calm manner is acceptable. Parents or custodians should not go beyond what is stated in Sharia.

5) CHILD SUPPORT:

The law ensures that every child has the right to live, be in a safe environment, and have access to education and health services. His parents or custodian should ensure that his psychological, emotional, social and cultural needs are met.

HELPFUL NUMBERS

Police: 999

Ministry of Interior Child Protection Centre Hotline: 116-111

Child Protection Centre (under CDA Dubai): 800 988

Dubai Foundation for Women and Children: 800 111

Social Services Department (Sharjah): 800 700

Soo diyaartintii Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.