X

Imaaraati la kulmey suldaanka Daarood iyo wixii la is dhaafsadey: SAWIRO

Imaaraati la kulmey suldaanka Daarood Burhaan xilli muran ka taagan yahay maamulida dekedda Boosaaso oo la sheegay inay ku jirto dekedaha ay maalgashan doonaan Itoobiya.

Carabtan la kulmey suldaan Burhaan aya la isla soo qaadey sidii shirkada Imaaraadku u sii wadi lahayd isticmaalka dekedda iyo weliba adeegeeda.


Odayaasha ayaa sanadkii hore u gooyay qiimo go’an oo lacag qaado dekeda kadivb muran imi. Carabtan ayaa istcmaalaysa lacag saaida.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.