November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Imtixaanaadka Somaliland maxaa ku cusub

Imtixaanaadka Somaliland ee dugsiyada sare iyo dhexe ayaa war laga soo saaray. Waxa dhawaan loo fadhiisanayaa imtixaanadaas ayadoo tayada dugsiyada iyo waxbarashada loo dhigaa ay aad u liidato.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4ngR8H3rJKA[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS