X

Ina Xuseen Rooble xilka maka qaadi karaa madaxa sirdoonka

Maxamed Xuseen Rooble oo maqaayad ku haystey dalka Iswidhan ayaa waxa raiisal wasaare u magacaabay madaxweyne Farmaajo waxase muuqata in laga shlaayay sida aad ka arkayno maalmihii u dambeeyay.


Dadka indha indheeya dastuur dhoodhoobka ayaa qaba inaanu xilka ka qaadi karin maadaama aanu hoos tegin kuna jirin hawlaha uu madaxweyne ku wareejiyay ee amniga.

”Madaxa sirdoonku wuxuu hoos tagaa madaxweynaha mana eryi karo ina Xuseen Rooble oo hadda ah nin cuqdad laga soo buufiyay la taliyana u noqday C/raxmaan C/Shakuur ayuu yiri Cali Calasow.


Bal xilliga uu warbixinta soo saaray eega ayuu raaciyay waxa xataa kuu muuqanaysa inaanu isagu qorin ee uu yahay qalinkii C/raxmaan C/shakuur ayuu raaciyay Cali Calasow.


” Kama fursanayso in madaxweynuhu soo farogeliyo talo xumada uu ku kacay raiisal wasaare Maxamed Xuseen oo hadda u muuqda inuu si cad ula safan yahay beeshiisa dalkana qas ka ridayo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.