X

Xoogaga woqooyiga Afqaanistaan oo beeniyay sheegashada dhiigmiiratada Daalibaan

Kooxda dhiigmiiratada ee Daalibaan ayaa sheegatay inay markale qabsadeen gobolka Banjir ee ay degaan qowmiyada Tajiga, ayadoo dagaalku ka socday maalmahan meelo badan oo ka mida gobolka.


”Dhiigmiiratada ayaa haysata hubkii ugu badnaa ee Maraykanku uga tagey, waxayna markiiba kula dul dhaceen xoogaga dooxada Banjir oo aan weligood aqbalayn xukunka jaahiliinta Daalibaan ayuu yiri Xuseen Warsame.

Madaxweynaha Ruushka ayaa ka codsaday Tajikistaan iyo Uzbakistaan oo dadkoodu ku noolyihiin woqooyiga Afqaanistaan inayna hubeyn dadkooda, waan ata maanta keentay xaalada degdega ah ee dooxada Banjir inayna helin caawimada ay u baahan yihiin.


Daalibaan oo ah qabiilka Badhaanta oo intooda badan ah badow waxa taageera Bakistaan. Isla Bakistaan ayaa ka codsatey Tajiskistaan inay nabada siiyaan waqti. Tajikistaan ayaa sheegtay ianyna marnaba ogolaan doonin.


Dhiigmiiratadu waxay rabtaa in qaraxa laga daayo oo si nabada dalka ku maamulaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.