13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ingiriiska oo doorasho ku dhawaaqay iyo raiisal wasaarada oo lagu yiri waad guuleysan kartaa

Ingiriiska oo doorasho ku dhawaaqay iyo raiisal wasaarada oo lagu yiri waad guuleysan kartaa. Raiisal wasaarada oo aan ku iman doorasho guud ayaa loo sheegay in ay ka guuleysan karto xisbiga shaqaalaha.

Xisbiga shaqaalaha ee uu hogaamiyo Jeremy Koobin ayaa qolooyinka fikradaha dadka ururiyaa ku sheegayaan in uu ka dambeeyo, taas oo raiisal wasaaradu isku halaynayso. Ingiriiska ayaa laba sano ka dib ka baxaya Yurub.

Dadka fikirkoodu xoryahay ayaa qaba in raiisal wasaarada ay wejihi doonto sidii ku dhacdey David Cameron oo isku haleeyay qolooyinka fikradaha ururiya oo inta badan been u dhow.



Idaacadaha dalka oo Yuhuudu gacanta ku hayso ayaa si xun uga soo horjeeda hogaamiyaha mucaaradka Jeremi Koobin oo ah hogaamiye u xora fikirkiisa. Si kastaba ha ahaatee doorashada ayaa la filayaa in ay noqoto mid si xun loo dagaalami doono.

Xisbiga shaqaalaha ee saxaafada Yuhuudu necebtahay ayaa ay dhici kartaa haddii uu dagaalamo in dadku u codeeyaan lana soo baxo balanqaadyo wax ka bedela sida hadda ay wax u wadaan xisbiga muxaafadka.

Sharciyada uu soo rogey xisbigan muxaafadka ayaa ah kuwo lidi ku ah caruurta.

Raiisal wasaarada ayaa isleh ka gaadhsii inta xisbiga shaqaaluhu is haysto, waxase dhici karta in ay ku noqoto kud ka guuroo qanja u guur.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS