Dawlada Ingiriiska ee siisa maamulka Somalilaan taageerada ugu weyn ayaa lagu canaantey taageerada ay siiso askar ay u tababareen Somalilaan oo Muuse Biixi u isticmaalayay inuu dadka fikirkiisa diidan ugu soo daato saqda dhexe.
Ciidankan Ingiriisku tababaray oo loo soo gaabiyo RRU ayaa ku kacay xad-gudubyo ka dhana Bani-aadamka waxana dadkii ay waxyeelada gaarsiiyeen ka gudbiyeen dacwado ka dhana Ingiriiska oo isagu maalgelin jirey.
Muuse Biixi oonka naxay arintan ayaa qirtey in lacagtaas la joojiyay. Waxa kale oo si xun oo qabyaaladeysan loo isticmaalayay lacag Ingiriisku soo aruuriyay oo markii dambe loo bixiyay sanduuqa horunarinta Somalilaan laakiin isku bedeshay sanduuqa beesha dhexe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay