Ingiriiska ayaa xirey kayd bangi ay idaacada RT ee Ruushku ku lahayd dalkaasi Ingiriiska. Shaqaalaha idaacada afka dheer ee RT ayaa sheegay in kaydkoodii bangi la xirey oo ayna lacag kala baxayn.
Arintan ayaa imanaysa xilli Ingiriisku isku dayaayo in uu aamusiiyo saxaafada Ruushka oo afkoodu aad u dheeryahay lana timi saxaafad xora oo ka duwan ta reer galbeedka.
Fadeexadan weyn ayaa Ingiriisku ku ceeboobay isaga iska dhiga in xoriyada u dagaalamaan. Saxaafada Ruushka ayaa hadda aad looga daawadaa Ingiriiska iyagoo dadku helo macluumaad ayna ogeyn.
Bangiga loo yaqaan NATWEST ayaa lagu amret in xidho akoontada idaacada RT.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![photo[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/10/photo1-300x300.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay