X

Ingiriiska oo looga shikisan yahay inay sumeeyeen tababaraha naadiga Jelsi

Waxa isbitaal degdega la dhigay mulkiilaha kooxda Jelsi ee u dhashay dalkaasi Ruushka ee haysta sadexda jinsiyadood. Ibrahamij ayaa kooxda Jelsi ee kubada cagta ka dhigey koox caalami wixii ka dambeeyay Ruud Gulit.


Ibrahamij ayaa ka mida ragga Ingiriisku lacagtiisa xaday ee xitaa loo diidey inuu maamulo naadigiisa si xora isagoo lagu eedaynayo inuu la shaqeeyo madaxweyne Buutin.


ā€¯Wargaysyada Ingiriiska qaarkood ayaa qorey in sumeynta Ibrahamij ay ka dambeeyaan sirdoonka Ingiriiska oo raba inay lacagtaas si caadiga jeebka ugu shubtaan.



Mulkiilahan ayaa la sheegay inuu hadda roonyahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.