Ingiriiska oo looga shikisan yahay inay sumeeyeen tababaraha naadiga Jelsi
Waxa isbitaal degdega la dhigay mulkiilaha kooxda Jelsi ee u dhashay dalkaasi Ruushka ee haysta sadexda jinsiyadood. Ibrahamij ayaa kooxda Jelsi ee kubada cagta ka dhigey koox caalami wixii ka dambeeyay Ruud Gulit.
Ibrahamij ayaa ka mida ragga Ingiriisku lacagtiisa xaday ee xitaa loo diidey inuu maamulo naadigiisa si xora isagoo lagu eedaynayo inuu la shaqeeyo madaxweyne Buutin.
”Wargaysyada Ingiriiska qaarkood ayaa qorey in sumeynta Ibrahamij ay ka dambeeyaan sirdoonka Ingiriiska oo raba inay lacagtaas si caadiga jeebka ugu shubtaan.
Mulkiilahan ayaa la sheegay inuu hadda roonyahay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
February, 4, 2023
Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye ayaa ka hadlay xasuuqii ...
February, 3, 2023
Waa barnaamij gaara oo ay si wadajira inoogu ...
February, 2, 2023
January, 28, 2023
Kooxda dhiigmiiratada ee Xalane fadhida ayaa amartey Xasan ...
January, 24, 2023
Waa warbixin kooban oo saxafiga da'da yar ee ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...
November, 16, 2022
Madaxweynaha Turkiga oo dalkiisu yahay awooda labaad ee ...