X

Ingiriiska oo markale Somaliya ku adkeeyay cunaqataynta hubka

Ingiriiska ayaa markale u gudbiyay qaramada midoobay qoraal uu rabo inay ansixiyaan oo ku saabsan kordhinta cunaqataynta hubka ee dalkeena saarnayd mudada dheer. Qoraalkan ayuu ku sheegay inaan laga dabcin cunaqataynta.



”Waxa si aada uu u cugsaday qalalaasihii ay ka dambeeyay ee dhowr bilood kahor ka dhacay Muqdisho, taas oo uu ku tilmaamay inaany jirin siyaasad degan ayaa qoraalku tilmaamayaa.


Qoraalkan oo berito oo Isniina 15/11/2021 la gudbin doono ayaa waxa hore u diiday Ruushka iyo Shiinaha. Ingiriiska ayaa Hargeysa geeya malaayin doolar halka Baydhabo uu geeyo askar iyo hub.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.