X

Argagixiso habeenkii labaad gacanta lagu soo dhigey: SAWIRO

Hawlgal qorshaysan oo ciidanka amnigu ka sameeyay Muqdisho ayaa lagu soo qabtey tiradii ugu badnayd oo ka tirsan argagixisada shabaab. Hawlgalkan ayaa ka dhacay Muqdisho iyo meesha loo qaxay ee ceelasha biyaha.



Ciidanka ayaa muddo ku raad joogay dhiigmiiratadan aakhirkiina ku guulaystey inay soo qabtaan. Tirada hadda la soo qabtey ayaa lakala shaandheyn doonaa ayuu yiri taliyaha hogaaminaya ciidanka.


:

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.