X

Ingiriiska oo sheegay inay sii wadayaan hubeynta Muuse Biixi ilaa

Warqad ka soo baxday xafiiska Ingiriisku ku leeyahay Hargeysa oo ah halka laga hago maamulka ay taageeraan ee la baxay Somalilaan, ayaa lagu sheegay inay sii wadayaan taageerada milatari ee ay siiyaan maleeshiyada maaulka.



”Waxaan idiin sheegaynaa inaan taageerada sii wadi doono ilaa bishan aakhirkeeda wixii ka dambeeyana aanaan sii wadi karo falal osla xisaabtan la’aana oo ka dhacay Hargeysa iyo Laascaanood awgeed ayaa lagu yiri warqada.



Warqada ayaa muujinaysa inayna joojinayn taageerada xitaa haddii ay warqad qoraana aanu jirin cid aamini karaysaa ayuu qabaa Xuseen Warsame. Warqada ayay ku cadeeyeen in tababarada kale ee askaraynta l asii wadi doono.



Ayaa toos u bixiya kharashka uu dhiigyacab Muuse Biixi ku hawlgalayo ayadoo la sheegayo in la kordhinayo lacagta uu uga soo qaado dawladaha kale ee lagu sheego sanduuqa horumarinta Somalilaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.