X

Ingiriiska oo tartan kula jira Turkiga oo keenay gawaadhi dagaal

Dawlada Ingiriiska oo tartan kula jirta Turkiga ayaa Somaliya soo gaarsiiyay gawaadhi dagaal oo ah nooca qaada ciidamada iyo Cabdi Bile aan badnayn. Gawadhidan ayaa loogu talogalay inay caawiyaan hawlgalada qorsheysan.


Turkiga ayaa gawaadhi noocan oo kale ah laakiin ka tayo fiican siiyay qayb ka mida unugyada uu tababato, oo iyagu guili waaweyn Ka soo hooyau la dagaalanka dhiigmiiratada shabaab.

Ingiriiska oo cunaqataynta hubka ku haya Somaliya ayaa sanadkii hore soo qorey qoraal ah in dalka lagu sii hayo cunaqataynta hubka taas oo Somalidu aad uga xanaaqdey.


“Ujeedada uu ka leeyahay gaadiidkan aan macnaha tarayn ayaa ah inuu qaybtiisa ka helo shidaalka dalka, hadduu ka waayana uu isku dayo inuu soo nooleeyo gooni goosadka Hargeysa ayuu Yiri Cali Calasow


Ingiriiska oo dhinaca kale isku daya inuu gooni goosad ka helo Koofurts dalka ayaa ciidan u tababara Koofur galbeed.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.