Fadhiid Xasan Culusow ayaa Ingiriisku u yeeray ayadoo hore loo filaayay laakiinse hadda ay soo dedejisay bakhtiga boqorada dalkaasi oo berito la aasayo bakhtigeeda. Ingiriiska ayaa qayb weyn ka ahaa doorashada Xasan fadhiid.
Haddaba maxaa laga saxiixi doonaa intuu halkaas joogo, ayadoo dadka badankiisu ayna ogaynba inuu yimi iyo in kale. Waxaanad is weydiinaysaa inuu ka aamusay wixii looga saxiixay Maraykanka oo ah dekeda Berbera.
Qodobada laga rabo Xasan Culusow ayaa ah in Ingiriisku qayb weyn ku lahaado soo saarista kheyraadka dalka iyo inuu Xasan Culusow bilaabo sheekada ay Ingiriisku u bixiyeen Somaliya iyo Somalilaan.
Xasan Culusow ayaa Maraykanak ka sheegay inaanu ogolaan doonin waxkasta oo kor u qaadaya gooni goosadka oo ay ku jirto dhaqaalaha sida xooga ah Ingiriisku ugu wado Hargeysa iyo Berbera ayadoo haddana keensaday Taywaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay