27/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Injineer C/llaahi C/salaan Sh Cali Jowhar oo ka hadley qorshe wadooyinka loo dejiyay

Injineer C/llaahi C/salaan Sh Cali Jowhar ayaa ka hadley qorshe wadooyinka Somaliland loo dejiyay. Wadooyinka Somaliland ayaa ah kuwii ay dhistey dawladii ugu dambeysay dalkan 1991. Injineerka ayaa qorshihiisa u gudbiyay qolooyin cadaana oo ku taageeray.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=J5e139mBAi4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS