X

Injineer Maxamed Faarax oo ka hadlay xasuuqii garoonka Boorama iyo waa hubaal in gobolku xor noqon doono

Siyaasiga Maxamed Faarax (Saqiiro) ayaa si adag uga hadlay xasuuqii booliiska Siilaanyo ka gaystay Boorama sheegayna in saacaduhu is gurayan xilligii reer Awdal dib u hanan lahaayeen maamulkooda. Injineer Maxamed Faarax ayaa ka mida masuuliyiinta sar sare ee Awdal Political Council.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.